Cadde Muse oo dib ugu noqdey PL
John Hitch  |  by www.garoweonline.com. All rights reserved. 22.12 | 14:55

Madaxwaynaha DGPL Maxamuud Muse Xirsi 'Cadde" ayaa maanta dib ugu soo noqdey Puntland kadib markii uu in mudo ah ku sugnaa wadanka Imraadka carabta.
Madaxwayne Cadde ayaa inta uu ku sugnaa wadanka Imraadka carabta ku galey qaliin wadnaha ah kaas oo sida warar ku dhow-dhow ay sheegayaan in lagu guuleystay.

Read more on by www.garoweonline.com. All rights reserved.
Related news
Post comments
Name
Place
3 + 3 =
Comments